This website uses cookies to ensure you get the best experience on our website. Learn more

KISMAYO GOOBWEYN SAFARI TOUR | 4k 2021| Ku Dalxiis Dalkaaga | Meesha Ugu Quruxda badan Dalkeena.

x

KISMAYO GOOBWEYN SAFARI TOUR | 4k 2021| Ku Dalxiis Dalkaaga | Meesha Ugu Quruxda badan Dalkeena.

Dalxiiska Koox Ka soo jeeda Dalka Poland oo Maalinkii 2aad Kismaayo booqanaya.
Kismaayo waa magaalada 3aad ee ugu weyn dalka Soomaaliya, waxayna Muqdishu u jirtaa qiyaastii 490 KM dhanka Koofureed, dadka ku nool Magaalda kismaayo waxaa lagu tilmaamaa 250 ilaa 300 oo kun oo qof.
Dalxiisayaasha waxa ay booqanayaan magaalada, Xeebta Kiboora, Xeebta, Xeebta Calanley, Jazirada Diraac, raadadkii ay reebeen dagaaladii sokeeye, suuqa kaluunka, xeryaha barakacayaasha iyo meelakale oo badan.
Safarka oo dhanka hawada ah kaga soo bilowday Gagida diyaaradaha ee Aden Cadde ayaa dalxiisayaashu soo gaareey Kismaayo halkaas maalmihii ay joogeen ay dareemeen Jawi dagan oo diiran, cunto macaan, kaluun, hilib geel markaas la soo qalay, Miro iyo Qudaar ay gacamahood ku soo guranayeen,
Kismaayo iyo agagaarkeeda waa meel ku wacan dalxiiska lehna ilqabad quruxbadan oo dabiici ah, waxayna dadka booqdaa ku tilmaamaan janada aduunka ee soomaaliya oy sabab u tahay Wabiga ku noqnoda deegaanka, dhirta dooga ah oo biyuhu dhax jiifaan oo badduna ku hareersantahay.
===================================================================
#Kismayo is the capital city of Jubaland State, #Goobweyn is the most iconic tourist attraction overall Somali The Paradise of Somalia, it's 14km north of Kismayo, this is where the Juba river meets the ocean. Locals, Diaspora,, and International travelers are highly attracted.
Kismayo is the third-largest city in Somalia, approximately 490 km south of Mogadishu, the population was estimated at about 250,000 to 300,000.
The group of Polish tourists has visited the city, Kibora Beach, Coast, Calanley Beach, Diraac Island, traces of the civil war, fish market, IDP camps, and many other places.
The journey started by air from Aden Adde International Airport while the tourists arrived in Kismayo city, during the tour travelers felt a calm and warm atmosphere, delicious food including fish, camel meat being slaughtered, fruits and vegetables being picked by their hands.
FADLAN SUBSCRIBE DHAHA, SI AAN USOO BANDHIGO BILICDA DALKA
Subs
Facebook:
Twitter:
Web:
TripAdvisor
#Goobweyn #fishmarket #Kismayoport #Jubbariver #Somalicamel #Jubaland
#Somaliadestination #kalabarodalkaaga #KismayoCity #XeebahaKismaayo #Somaliacamel #Dalxiisayaalajanabiah #BeerahawebigaJuba #tuuladagoobweyn #xeebahamagaaladakismaayo
Like and Subscribe to get the latest video.
HALAGU YAACO SOOMAALIYEEY
x

KISMAYO GOOBWEYN SAFARI TOUR DAY 2 | 4K 2021 | KU DALXIIS

Dalxiisayaal Ka soo jeeda Dalka Poland oo Maalinkii 2aad Kismaayo booqanaya.
Kismaayo waa magaalada 3aad ee ugu weyn dalka Soomaaliya, waxayna Muqdishu u jirtaa qiyaastii 490 KM dhanka Koofureed, dadka ku nool Magaalda kismaayo waxaa lagu tilmaamaa 250 ilaa 300 oo kun oo qof.
Dalxiisayaasha waxa ay booqanayaan magaalada, Xeebta Kiboora, Xeebta, Xeebta Calanley, Jazirada Diraac, raadadkii ay reebeen dagaaladii sokeeye, suuqa kaluunka, xeryaha barakacayaasha iyo meelakale oo badan.
Safarka oo dhanka hawada ah kaga soo bilowday Gagida diyaaradaha ee Aden Cadde ayaa dalxiisayaashu soo gaareey Kismaayo halkaas maalmihii ay joogeen ay dareemeen Jawi dagan oo diiran, cunto macaan, kaluun, hilib geel markaas la soo qalay, Miro iyo Qudaar ay gacamahood ku soo guranayeen,
Kismaayo iyo agagaarkeeda waa meel ku wacan dalxiiska lehna ilqabad quruxbadan oo dabiici ah, waxayna dadka booqdaa ku tilmaamaan janada aduunka ee soomaaliya oy sabab u tahay Wabiga ku noqnoda deegaanka, dhirta dooga ah oo biyuhu dhax jiifaan oo badduna ku hareersantahay.
===================================================================
#Kismayo is the capital city of Jubaland State, #Goobweyn is the most iconic tourist attraction overall Somali The Paradise of Somalia, it's 14km north of Kismayo, this is where the Juba river meets the ocean. Locals, Diaspora,, and International travelers are highly attracted.
Kismayo is the third-largest city in Somalia, approximately 490 km south of Mogadishu, the population was estimated at about 250,000 to 300,000.
The group of Polish tourists has visited the city, Kibora Beach, Coast, Calanley Beach, Diraac Island, traces of the civil war, fish market, IDP camps, and many other places.
The journey started by air from Aden Adde International Airport while the tourists arrived in Kismayo city, during the tour travelers felt a calm and warm atmosphere, delicious food including fish, camel meat being slaughtered, fruits and vegetables being picked by their hands.

Subs
Facebook:
Twitter:
Web:
TripAdvisor
FADLAN SUBSCRIBE DHAHA, SI AAN USOO BANDHIGO BILICDA DALKA
#Somaliaadventure #Somaliahotels #triptosomalia #Somaliadestination #kalabarodalkaaga #KismayoCity #XeebtaCalanleey #XeebahaKismaayo #Somaliacamel #Yoontooy #Dalxiisayaalajanabiah #Garoonkakismaayo #BeerahawebigaJuba #tuuladagoobweyn #xeebahamagaaladakismaayo #jubbaland
x

WELCOME TO KISMAYO GOOBWEYN SAFARI TOUR DAY ONE | 4K 2021

GOOBWEYN Waa Tuulo Magaalada Kismaayo Ujirto 13 Km Dhanka Waqooyi Waxaana umuuqata halka Dhulbara Caalamka Uu Maro. Subs
Deegaankan waxuu qani kuyahay dhul-beereed leh dalagyada qaybihiisa kala duwan sida, Haruurka, Galayda, Digirta, Mooska, Cambaha, Liinta iyo khudaarta cagaaran, waxana ka faa'idaysata Kismaayo iyo Magaalooyinka ku teedsan.
GOOBWEYN waxaa mara wabiga Jubba oo ka yimaada Dhanka Eithopia,waana halka uu wabigu Jubba biyaha uga daro Badweynta Hindiya. Hadaba Deegaankan waa dhul cagaaran oo barwaaqo ah oo ay isdhaafeen faalalka dhirta, qumbaha ayna dhex ceegaagan, biyuhu kuna wacan Dalxiiska ishuna ka buuxsato dooga biyaha wabiga ku calaamaysan baduna ku gadaamantahay.



=====================================================
Goobweyn is the most popular tourist destination in Somalia “The Paradise in Somalia”, a river village about 13 km north of Kismayo and is visible to the international landscape.
The area is rich in farmland with a wide variety of crops such as sorghum, maize, beans, bananas, mangoes, oranges, and vegetables while benefits Kismayo and surrounding towns.
Goobweyn is where the Jubba River meets the Indian Ocean that makes the area very attractive to travelers’ attention and feels natural while watching flamingos fishing the river, also it’s the only point where Crocodiles see sharks.

Email us: info@somalisafari.com

#Somalitours #SomaliAdventure #TripToSomalia #BooqoGooboQurxoon #KalaBaroDalkaaga #KismaayoCity #XeebtaCalanleey #XeebtaKiboora #Jubariver #Yoontooy #DalxiisayaalAjaanibah #BeerahaWebigaJuba #TuuladaGoobweyn #Agitator #CaanoGeel
x

Dalxiis ku wacnaa dacalada Kismaayo

x

GOOBWEYN VLOG ILHAAN LAKI MEDIA 2020

Goobweyn Vlog Ilhaan Laki Media 2020

Camera ????
Cumar siyaad Axmed (Omaruush)
Maxamed Kiyaas
C/qani shaakir
Ilhaan laki Mohamud

Editing And Producer: Ilhaan laki Mohamud Abdi


KISMAAYO VLOG



MUQDISHO VLOG

Eyl Safari Tour Day 2 | 4k 2021 | Somalia Tourism

Dalxiiska EYL waxaan ka helnay aqoon iyo waayo aragnimo, maalinkii labaad oo aan ku joognay dalxiis iyo dhul-barasho magaalada EYL, waxaan degnay Hotel xeebta ku yaal oo la yiraado beach Hotel kaas oo ku yaal daanta xeebta EYL.
EYL waa deegaan xeebeed ee Gobalka Nuugal, Puntland waxayna ay leedahay taariikh mug weyn oo ay wali raadadkeedi muuqdaan, waxaana halkaas ku baratamay Guumaystayaalkii Ingriiska iyo Talyaaniga, sidoo kale waxaa isku farasaaray halgamaagii Sayid Maxamed Cabdille Xasan iyo Ingriiska oo ugu danbayntii dilay hogaamiyihii guumaystaha Ingriiska horkacayay oo lagu macaabi jiray Richard Corfield.
Dalxiisayaasha waxaa ay booqdeen Gurii uu Sayad Maxamed Cabdille Xasan ka dhisay 1903 dii magalada EYL, Qalcadii Sayadka, Dhagaxii Kursiga u ahaa, beerta Sayadka iyo waliba dhagxaan farshaxano ah oo ay ku qoranyihiin fartii talyaniga iyo taliskiisi halkaa ka talinayay.
Waxa kale oo dalxiisayaashu booqdeen labda xaafadoo oo EYL ka koobantahay oo kala ah xafadada Badey oo ah xaafad ku taal bartamaha dooxada biyuhu qulqulaan iyo xeebta badweynta Hindiya, midda kale waxaa la dhahaa Daawad oo ah xaafad ku taal Qalcada sare ee Buurta EYL halkaas oo ay ku yaalaan waxyaabaha taariikhiga ah.
Hadaba waxa ay shirkadu idin la daagi doontaa meelo madan oo dalka quruxdiisa ah haddi Alle ogolaado.
================================================================
During our tour of EYL we gained knowledge and experience, the next day we spent our tour and exploring the city of EYL was amazing, we stayed at a hotel called Beach Hotel which is on the banks of EYL beach.
EYL is a coastal settlement in the Nugal region of Puntland and has a long history of traces, with British and Italian colonialists competing, as well as a battle between Sayid Mohamed Abdille Hassan and the British who eventually assassinated the British-led leader. named Richard Corfield.
The tourists visited the house built by Sayad Mohamed Abdille Hassan in 1903 in the town of EYL, the Fortress of Sayad, the Stone of the Chair, the Sayad's garden as well as stone carvings with the Italian inscription and his rule there.
Tourists also visited the two EYL settlements, Badey in the middle of the floodplain and the Indian Ocean coast, and Dawad in the Eyl Mountain Fort. historical sites.
The company will be with you in many places in the beauty of the country, God willing.

Subs
Facebook:
Twitter:
Web:
TripAdvisor

#puntland #Nugaal #Garowetour #Eyltour #Somalitour #Dalxiis #SayidMohamed #Daawad #Eyl_Badey#Qalcaddasayidka, #XeebtaEYL #Gurigasayadka #tourtoEYL

KISMAAYO VLOG ILHAAN LAKI FULL-DOCUMENTARY

FG.Waan idinka Raali galinayaa cilad farsamo oo ku timid kii hore ayaan muuqaalka dib ugu soo galiyay

Kismayo to Mogadishu - Somalia - 4K 60fps | Microsoft Flight Simulator

Flight along the coast from Kismayo to Mogadishu

For a complete Cinematic Flight tour, please visit


Microsoft Flight Simulator 2020 in 4K Ultra quality
Hardware: i7-8700K with Nvidia RTX 3090

Music by
Patrick Patrikios - Lights

#kismayo #mogadishu #RTX3090 #4K60fps

Garowe To Eyl Safari Tour Day1 2021| 4k | Somalia Tourism

Shirkadda Somali Safari waxa ay Koox dalxiisayaal ah Safar dhulka ah ku gaysay Magaalada Qadiimiga ah EYl ee dhacda waqooyiga Gobalka Nugaal oo qiyaastii 220km dhanka xeebta ah ka jirta Garoowe. Subs

Socdaalka oo safar dhanka hawada ah kaga soo bilowday Geggida Aden Abdulle ee Magaalada Muqdihsu ayaa dalxiisayaashu soo gaareen Garoowe halkaas oo ay kaga sii gudbeen safar dhulka ah oo qaatay lix saacadood ee magaalada EYL.
Inta lagu gudo jiray Safarka dhulka Miyiga ah ayaa dalxiisayaashu indhahoodo qabanayeen Dooxooyin, Qalcado, Buuro ay dhirto labeen ku tahay ayna daaqayaan duunyada Soomaalidu dhaqato sida Geela, Ariga riya cadku u badanyihay iyo Lo’da inta aan ku soconay wadada u dhaxaysa Dangoranyo iyo EYL.



=====================================================
A group of tourists traveled to the ancient town of Eyl in the northern Nugal region about 220km from the coast of the Puntland capital Garowe.

The journey began by air from Aden Abdulle International Airport in Mogadishu and the tourists arrived in Garowe where they proceeded on a six-hour road trip to EYL.
During the tour to the countryside, the tourists caught sight of valleys, forts, rocky hills, and grazing Somali livestock such as camels, a herd of goats, a flock of sheep, and a Herd of Cows on the road between Dangoranyo and EYL. Its very historic and unique tour destination attracted many locals and int' travelers.
TripAdvisor
Email us: info@somalisafari.com

#Somali #SomaliAdventuretour #Puntland #Somaliatravelguide #ExploreSomalia #SomaliaDestination #SomaliaTourism #BooqoGooboQurxoon #KalaBaroDalkaaga #SomaliaCamel #DalxiisayaalAjaanibah #CaanoGeel
#Garowe #Eyl #Dalxiis

VIEW OF KISMAYO 2020

???????????????????????????????? waxay kamid tahay magaalooyinka sida xowliga ah u koraya baaxad ahaan iyo bulsho ahaanba, Sidookale waxay safka hore kaga jirtaa magaalooyinka ugu amniga badan ee dalka.
x

Mogadishu Eid al-Fitr Tour 2021 4k | HOW SOMALIA REACTS TO TOURIST? ???????? AMAZING PEOPLE & BEACHES!

Mogadishu Residents are celebrating the festival of Eid al-Fitr 2021,
HOW SOMALIA REACTS TO TOURISTS? ???????? AMAZING PEOPLE & BEACHES!
SUBSCRIBE AND COMMENT
HALAGU YAACO SOOMAALIYEEY
Subs
Facebook:
Twitter:
Web:
TripAdvisor

#EidMubarak #Lidobeach #Jazeerabeach #Seafood # #Mogadishutour #Somaliatours #Africatours #UNWTO

MUNAASABADA 1DA LUULYO & SIDA LOOGA XUSAY MUQDISHO 4k

DAAWO MUUQAAL GAABAN AAN KADIYAARINAY 1DA LUULYO
Munaasabad kooban oo loogu dabaaldagayay 61 sano guuradii kasoo wareegatay markii xornamada ay qaateen Gobollada Koonfureed iyo Midowgii Gobolada Waqooyi iyo Koonfur ayaa lagu qabtay Qeybo kala duwan ee kamid ah caasimada dalka ee Muqdisho.
Dad aad utiro badan oo wata dharka calanka Somalia buluuga oo xidigta kutaalo ayaa isugu soo baxay goobaha xuriygada iyo halgama yaashii lagu xasuusto oo ay kamid yahiin, taalada Daljirka dahsoon, Taalada Xaawo taako, Taalada SYL, Taalada Dhagax tuur, Taalada Sayidka, Taalada Ahmed Gurey, Beerta nabada, Beerta Banadir, Xeebta Liido.
Waxaa dareemeysa sida dhalinyarda ugu farax sanyihin dabaal dega iyo farxada wajiyadooda kamuuqato ayagoo sawiro qurxoon gooni gooni iyo koox koox ugalaayo.
Waxaan abaal u haynaa, ku faaneynaa, una duceyneynaa aabbeyaashii u soo halgamay, soona hooyay xorriyadda aan ku naallooneyno kuwaas oo guushaas ku gaaray isku duubni, wadajir, walaalnimo iyo is-jaceyl
61 sano ka dib, waxaan baahida ugu weyn u qabnaa midnimo iyo wadajir oo ah jidka kaliya ee aan ku gaari karno horumarka aan hiigsaneyno, kulana tartami karno dalalka iyo dadyowga asaaaggeen ah

FADLAN SUBSCRIBE SOMALI SAFARI CHANNE.
Facebook:
Twitter:
Web:
TripAdvisor
#MaalmahaXoriyadaSomalia #1daLuulyo2021 #26kaJune2021 #TodobaadkaXoriyada #TaaladaDaljirkaDahsoon #TaaladaSayidka #TaaladaDhagaxtuur #TaaladaXaawoTaako #TaaladaAhmedGurey #HalgamayaashiiSoomaaliya #TaaladaSylMuqdisho #HeestaCalankaSomalia #CalankaSomalia #QolobaaCalankeed

Somali Top Destinations 2023, Mogadishu, Kismaayo, Hargeisa, Bosasa and Hobyo

nowadays, tourists are trying to visit Somalia and they have un discovered destinations for tourist and attractive places for travelers, including, Mogadishu Sharks, Hafun Island, Cape Gaurdafui, Lasgeel Cave arts and Gobweyn Old City while the river meets to the ocean,.
#capehafun #lidobeach #Batalaalebeach, #lasgeel #warshiek, #jazirabeach #abdiaziiz #mogadishuoldcity and #arbacarukun

MOGADISHU CITY TOUR 2021 | TOURIST in SOMALIA ( The Country is Recovering after Decades of War)

@SomaliSafari Mogadishu City Tour: making City tour is one of the important things that travelers come to visit Historical Places, markets, gardens, and popular composed people, TV’s, radios, Somali National Theatre, Somalia Archives (Museum), Somali Post, and Somalia culture Activities and other Important things in Mogadishu.
Mogadishu Beach Tour: Mogadishu is an oceanic city and coastal which is very beautiful and attractive to the visitors like Lido Beach is so populated on Thursday and Friday while more than 30,000 people come to gather to swim, relax, photo capturing and breath-taking, lido has a lot of classic restaurants, Hotels and guest house you can stay.
=====================================
Subs
Facebook:
Twitter:
Web:
TripAdvisor
#Somalitour #Dalxiis #Adventuretour #Mogadishuhotels #Somalifarms #Mogadishutour #MogadishuCityTour #Beertanabada #Caasimada #dalxiisayaalajanabiah #XeebtaJazeera #Somaliculture #SomaliaTravelguide #Mogadishulighthouse #BlackHawkDown #Fishmarket

Mogadishu City Tour | 4k Video 2021 | WHAT IT'S LIKE VISITING SOMALIA (Mogadishu)

#Mogadishu is the capital of Somalia with a population of 3.8million,
You can't believe this is Somalia's capital of Mogadishu. If you've ever been to Mogadishu or Somalia, or are considering going there, then please comment below and we can get some chat started.
more go
Like and Subscribe to get the latest video.
HALAGU YAACO SOOMAALIYEEY
Subs
Facebook:
Twitter:
Web:
TripAdvisor

#MogadishuCitytour #Somaliatours #Africatours #UNWTO #Mogadishutour #Mogadishuattractions #Somalitours #Somaliahotels #Somaliaadventure #discovermogadishu #triptosomalia #Somaliatravelguide #Somaliatourism #Somaliadestination
x

MOST EXCITING TRIP EVER IN MOGADISHU, GAROWE/EYL, BOSASO, BADHAN, ERIGAVO/DAALLO, , HARGEISA/LASGEL

ASC asxaabta sharafta leh ee ku xiran janaalka Soomaali safari oo aad uga barateen inaan muuqaalo inkaga soo gudbino bilicda iyo jawiga quruxda badan ee dalka, gaar ahaan goobah ku wacan dalxiiska iyo damaashaadka kuwaas oo ay soo jiitay asxaabta ku xiran barta aan ku leenahay Youtubka ee yourube.com/somalisafari.
Waxaa kale oo dalxiisayaashu u talaabeen dhan Soomaaliland iyaga oo booqday Magaalada Ceergaabo, buurta daalo, Magaalada Burco, Buurta Sheikh, magaalada qadiimiga ah ee Barbara, xarunta Dhanqanka taariikhda ee laasgeel halkaas oo ugu danbayntii ay safarkoodi ku soo gabangabeeyeen magaalada Hargaysa oo si weyn ugu mahadceliyeen Shirkadda Soomaali safari oo u sahashay safarkooda.
@sibsibstudio7201 @VisitMogadishu @VivaSomalia1 @somalibeatz @LidoVlogs @SharmaBoy @ShiineCulay @dahir.alasow
#MogadishuCitytour #Somaliatours #Africatours #UNWTO #Mogadishutour #Mogadishuattractions #Somalitours #Somaliahotels #Somaliaadventure #discovermogadishu #triptosomalia #Somaliatravelguide #Somaliatourism #Somaliadestination #Jazeerabeach #AbayDhaxan #Somalidesert #Somalicamel #XeebtaJazeera

Travel with @SomaliSafari 2021-2022 | Enjoy Watching Attractive Videos.

Thank you for the support, Please SUBSCRIBE to Our Channel @SomaliSafari more videos are coming stay tuned in.

Somali Safari Travel Intro | Subscribe

Asxaabta Sharafta badan leh, waxaa halkan idinka Salaamaya Howlwadeenada @SomaliSafari oo isku xilsaaryay in ay soo bandhigto Goobaha ku wacan dalxiiska dalkeena.
Ugu horayntii waxaa idinka codsanaynaa inaad subs dhahdaan Channel kaan. Daawo Muuqaalada aan soo gelino markasta.
PLEASE SUBSCRIBE @SomaliSafari Channel.

Dalxiiska Goobweyn Iyo Yoontooy JTD 2020

Kulan qado sharafeed & Dalxiis isugu jira oo
Jubaland Tourism Ay u samaysay
Marti ka Kala timid Gobolo & deegaano Kala Duwan & sidoo kale qaar kamid Ah dhalinta Kismaayo safarkan gaaban oo dhalinta qaar u ahaa safar Dalxiis dad & dalbarasho Ayaa waxaanu ku tagnay Deegaanada Goobweyn & Yoontooy, Qado & isbarasho kadib waxaa Lagu Nastay Qaaciga & Heesihii Qaaraamiga Ahaa oo mararka qaar dhalintu Ku luuqaynayeen Tijaabi Codkaada ????????❤
Waxaa uu Barnaamijku noogu soo dhamaaday Kaftan & jacayl iyadoo qof walba uu sii jeclaysanayo Jawiga Maalintiisa ????
#Jubaland_Tourism_Development

Mogadishu illaa Kismaayo. Airports

Shares

x

Check Also

x

Menu