This website uses cookies to ensure you get the best experience on our website. Learn more

INSIDE EYL | GOOBTA UGU QURXOON PUNTLAND | part 1

x

Xeebta ugu “aargoosatada” badan | EYL NUGAAL PUNTLAND | THIS BEACH IS FULL OF LOBSTERS

EYL booqashadeedii iyo maalmihii aan kusoo qaatay waxay baal dahaba kaga suntanaan doonaan noloshayda.
dadka xariirta ah ee soo dhawaynta badan, buuraha iyo bada isku sidkan, dooxa nugaaleed iyo daartii SAYIDKA ayaa iyaguna ah waxyabaha aan ku xasuusan doono magaalada EYL ❤️
Qays Qeyser Journey
x

SAFARI TOUR FROM EYL , QARDHO TO BOSASO 2022 | EXTREME TRAVEL SOMALIA | PUNTLAND STATE OF SOMALIA

Bosaso is the commercial, biggest and developing city in Puntland, Bosaso is situated in the north-East of Somalia, on the Gulf of Aden. Originally, this place was known as Bander Qasim. It was the name of an Arab trader who came and settled here in the 20th century. If we trace its history, it is quite clear that the Greeks sailed to this place of commerce and it was a strategic location for them. There have been several clans that have ruled the city since ancient times.
Group of Adventure travelers who visited over 190 countries traveled from Garowe, Eyl, Qardho and finally reached Bosaso. they visited some part of the ancient city and enjoyed.
Bosaso is about 1390 KM from the Capital City of Somalia where the distance between Bosaso and Hargeisa is about 870 KM.
Cape Guadaful area has a lot of resources that include: Frankincense, Fishi production, Date Plam, Coal Deposit and Natural water springs and livestock and is one tourist loved to see the real corner of Horn of Africa.



#Bosaaso #BosasoCity #BaddaCas #RedSea #Eyl #Qardho #Biyokulule #CapeGuadaful #XeebtaBoosaaso #Gacaytehotel #GobolkaBari #BandarQaasim #Somaliatours #Africatours #UNWTO #Somalihotels #AdentureTravelers #SomaliaTravelGuide #Puntland #MareereBeach #BuurahaGollis
x

EYL - The Most Beautiful Coastal Town In Somalia!

x

Maldives of Somalia is EYL - Paradise on earth

#EYL #GeenyadaMadow
x

Garowe To Eyl Safari Tour Day1 2021| 4k | Somalia Tourism

Shirkadda Somali Safari waxa ay Koox dalxiisayaal ah Safar dhulka ah ku gaysay Magaalada Qadiimiga ah EYl ee dhacda waqooyiga Gobalka Nugaal oo qiyaastii 220km dhanka xeebta ah ka jirta Garoowe. Subs

Socdaalka oo safar dhanka hawada ah kaga soo bilowday Geggida Aden Abdulle ee Magaalada Muqdihsu ayaa dalxiisayaashu soo gaareen Garoowe halkaas oo ay kaga sii gudbeen safar dhulka ah oo qaatay lix saacadood ee magaalada EYL.
Inta lagu gudo jiray Safarka dhulka Miyiga ah ayaa dalxiisayaashu indhahoodo qabanayeen Dooxooyin, Qalcado, Buuro ay dhirto labeen ku tahay ayna daaqayaan duunyada Soomaalidu dhaqato sida Geela, Ariga riya cadku u badanyihay iyo Lo’da inta aan ku soconay wadada u dhaxaysa Dangoranyo iyo EYL.



=====================================================
A group of tourists traveled to the ancient town of Eyl in the northern Nugal region about 220km from the coast of the Puntland capital Garowe.

The journey began by air from Aden Abdulle International Airport in Mogadishu and the tourists arrived in Garowe where they proceeded on a six-hour road trip to EYL.
During the tour to the countryside, the tourists caught sight of valleys, forts, rocky hills, and grazing Somali livestock such as camels, a herd of goats, a flock of sheep, and a Herd of Cows on the road between Dangoranyo and EYL. Its very historic and unique tour destination attracted many locals and int' travelers.
TripAdvisor
Email us: info@somalisafari.com

#Somali #SomaliAdventuretour #Puntland #Somaliatravelguide #ExploreSomalia #SomaliaDestination #SomaliaTourism #BooqoGooboQurxoon #KalaBaroDalkaaga #SomaliaCamel #DalxiisayaalAjaanibah #CaanoGeel
#Garowe #Eyl #Dalxiis

Eyl Safari Tour Day 2 | 4k 2021 | Somalia Tourism

Dalxiiska EYL waxaan ka helnay aqoon iyo waayo aragnimo, maalinkii labaad oo aan ku joognay dalxiis iyo dhul-barasho magaalada EYL, waxaan degnay Hotel xeebta ku yaal oo la yiraado beach Hotel kaas oo ku yaal daanta xeebta EYL.
EYL waa deegaan xeebeed ee Gobalka Nuugal, Puntland waxayna ay leedahay taariikh mug weyn oo ay wali raadadkeedi muuqdaan, waxaana halkaas ku baratamay Guumaystayaalkii Ingriiska iyo Talyaaniga, sidoo kale waxaa isku farasaaray halgamaagii Sayid Maxamed Cabdille Xasan iyo Ingriiska oo ugu danbayntii dilay hogaamiyihii guumaystaha Ingriiska horkacayay oo lagu macaabi jiray Richard Corfield.
Dalxiisayaasha waxaa ay booqdeen Gurii uu Sayad Maxamed Cabdille Xasan ka dhisay 1903 dii magalada EYL, Qalcadii Sayadka, Dhagaxii Kursiga u ahaa, beerta Sayadka iyo waliba dhagxaan farshaxano ah oo ay ku qoranyihiin fartii talyaniga iyo taliskiisi halkaa ka talinayay.
Waxa kale oo dalxiisayaashu booqdeen labda xaafadoo oo EYL ka koobantahay oo kala ah xafadada Badey oo ah xaafad ku taal bartamaha dooxada biyuhu qulqulaan iyo xeebta badweynta Hindiya, midda kale waxaa la dhahaa Daawad oo ah xaafad ku taal Qalcada sare ee Buurta EYL halkaas oo ay ku yaalaan waxyaabaha taariikhiga ah.
Hadaba waxa ay shirkadu idin la daagi doontaa meelo madan oo dalka quruxdiisa ah haddi Alle ogolaado.
================================================================
During our tour of EYL we gained knowledge and experience, the next day we spent our tour and exploring the city of EYL was amazing, we stayed at a hotel called Beach Hotel which is on the banks of EYL beach.
EYL is a coastal settlement in the Nugal region of Puntland and has a long history of traces, with British and Italian colonialists competing, as well as a battle between Sayid Mohamed Abdille Hassan and the British who eventually assassinated the British-led leader. named Richard Corfield.
The tourists visited the house built by Sayad Mohamed Abdille Hassan in 1903 in the town of EYL, the Fortress of Sayad, the Stone of the Chair, the Sayad's garden as well as stone carvings with the Italian inscription and his rule there.
Tourists also visited the two EYL settlements, Badey in the middle of the floodplain and the Indian Ocean coast, and Dawad in the Eyl Mountain Fort. historical sites.
The company will be with you in many places in the beauty of the country, God willing.

Subs
Facebook:
Twitter:
Web:
TripAdvisor

#puntland #Nugaal #Garowetour #Eyltour #Somalitour #Dalxiis #SayidMohamed #Daawad #Eyl_Badey#Qalcaddasayidka, #XeebtaEYL #Gurigasayadka #tourtoEYL

Burtinle is one of the fastest growing cities in Puntland. Enjoy its Aerial view and visit.

Burtinle is one of the fastest growing cities in Puntland. Enjoy its Aerial view and visit.
#Burtinle
#Puntland
#Somalia

Maldives of somalia | Mareero Beach ????

Exploring the Splendid Landscape of Puntland's Hawd Forest

Exploring the Splendid Landscape of Puntland's Hawd Forest:

This video takes you on a visually stunning journey through the magical Hawd Forest of Puntland. From the lush green vegetation and diverse wildlife to the majestic mountains and breathtaking view, this video truly captures the beauty of this unique region. Join us as we explore the natural wonders and captivating landscape of Puntland's Hawd Forest.

????WATCH NEXT:
dalxiis subxaanyaale (2022):
My Adventure to Falfalah Travel Vlog (2022):
Dalxiis Eyl Summer 2020 Somalia:
Vlog 1 Qardho 2021 :

#puntland #somalia #dalxiis

Maldives in somalia |Eyl |

x

EYL, the MALDIVES of Somalia

Waxaan walaalkeey Kudun geeyey EYL SOMALIA. Socod & orod ayuu ka bixi waaye.

SOMALI VLOG: MY VISIT TO BEAUTIFUL QARDHO ???????? SOMALIA # 4k

Waxaan booqday magaaladdii dhaqanka, Qardho, Somalia.

Daawo muuqaalo qurxoon. 4k #TRAVEL VIDEOS | #somalia #vlogger #vlog #mogadhishu #travelvloggger #somalia #saidfadhaye

Music used in my videos (Free 30 trial):

Follow me:







Appreciate your support!

I CAN’T BELIEVE THIS IS SOMALIA ????????| MAREERA BEACH, PUNTLAND

Welcome to Garowe, Puntland

Kuso dhawaada Amni badantii Garowe ahayd.

My Adventure to Falfalah Travel Vlog Somalia: The Unforgettable Experience

If you're interested in traveling to Somalia, then be sure to watch my Adventure to Falfalah Travel Vlog Somalia! In this video, I'll share with you all the details about my trip to Somalia, from the airport to the hotels to the amazing experiences I had.

If you're looking for an unforgettable travel experience, then watch my Adventure to Falfalah Travel Vlog Somalia! I'll show you all the highlights of my trip and tell you about the unforgettable experiences I had. From the beautiful scenery to the friendly locals, I hope you'll find this video helpful in making your decision about whether or not to travel to Somalia!
Ac Kornayl
#falfalah
#falfalax
#ackornayl

Muuse khaalid contact number:002520907410501 falfalah
Instagram :
Hanad:
All Music Music Used in this Video comes from HERE
x

Memories of EYL , Puntland, Somalia! - coming soon!

Qasrigii SAYID Mohammed Abdullah Hassan | EYL

Muuqaalkan wuxu hadiyad u yahay cidkasta oo jecel taariikhda SAYID Mohammed Abdullah Hassan

Welcome to HOBYO District

#HOBYO #GEENYADAMADOW #GALMUDUG

BOAT TRIP TO QANDALA, PUNTLAND - SOMALI VLOG

Waxaan safar doon ah u raacnay Qandala anagoo kasoo baxnay Boosaaso.

The amazing Mareero, Bari, Puntland, Somalia

Shares

x

Check Also

x

Menu